KIISKII UGU HOREYAY EE FASHILMAY.. DAAHIR CALASOW OO HADALKII....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 апр 2025
  • Lii Caato Officiall @Liibaan Jama @Gulledsimba @SOMÁLIA SUCESSADA @SULDAAN OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL @SOCDAAL CHANNEL @Lamaane Official media @KABARAI CHANNEL @KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @MAAMA FRANKO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @QOORGAAB QAYBTII @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @QOORGAAB @NACIIMA JOOKAR

Комментарии • 262

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 9 месяцев назад +22

    Ilaahey Waxa igu ogyahey dahir dadkan unecba mantana dadka ujeclahey waxan xa sustry xadiski rasulkaSalalahu Caleyasalam🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @KadirFarah
      @KadirFarah 3 месяца назад

      Il pmy jm
      Iujjikijkkuhi

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 7 месяцев назад +5

    الصافات( (وَقِفُوهُمْ ۖ إِنَّهُم مَّسْئُولُونَ
    ( SOO JOOJIYA IYAGAA MASUUL
    KA AHAA) Surat Al-Saafaat
    DADKII DANBIILA YAASHA AHAA
    SOO JOOJIYA MAALINTA QIYAA MAHA
    SI LOO WADA ARKO
    IYAAGAA MASUUL KA AHAA WAXAY
    SAMEEYEEN AMA DANBIGOOGII
    ADEER XUSEEN

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 9 месяцев назад +31

    HABARTAAN SOYSOY LA YIRAAHDO AYADA IYO KUWA LA MIDKA AHBA UMADA ALLAAH HA KA QABTO.

  • @zainabguleed3949
    @zainabguleed3949 3 месяца назад +3

    Ciman maxamud oo Nantes an Lahayn majiro

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 9 месяцев назад +13

    Daahirow Eedo , Alle Haku barakeeyo

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 9 месяцев назад +6

    Queen soy iyo daahir illah umada ha ka qabto

    • @sacidomacalin6618
      @sacidomacalin6618 9 месяцев назад +1

      P90

    • @fooscali5130
      @fooscali5130 9 месяцев назад +4

      Adi alle ku qabey asaga karoon.

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 8 месяцев назад +1

      Qabyalad baa ku maagtay se waxba ma yeeli kartid adiga laga uure maatadaada idin ale 😮

  • @sagalabdi3898
    @sagalabdi3898 9 месяцев назад +31

    Abahey madhalay osman abdi

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 4 месяца назад +1

    Waa sax Qof is qarina waa Tuug.Ha yeelin

  • @Abdullahicigaal4171Hussein
    @Abdullahicigaal4171Hussein 7 месяцев назад +2

    Queen Sooyso
    Adoo Rali ah isoo qawo

  • @cabdiqaali143
    @cabdiqaali143 9 месяцев назад +2

    Daahir calasoow maxkamada Malaga ogolyahay hees

  • @sahrolise5320
    @sahrolise5320 9 месяцев назад +2

    Haa waa jiran raag Walaahi ku dhiban qurubaha oo caruurta laga qadayi oo hooyada iyo caruurta gaalada isku dhiibeyi

  • @Сергейивсан
    @Сергейивсан 6 месяцев назад +2

    ЦЕННАЯ ИНФОРМАЦИЯ, КОТОРОЮ НЕ ВСТРЕЧАЛ НИ ГДЕ.😮

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 9 месяцев назад +9

    Ninkas ma aha abgaal maxow yiri agoyar kkkkkkkkkkkk qosolka adunka kkkkkkkkkkkk 😂😂😂

    • @FayGulus
      @FayGulus 9 месяцев назад +1

      Agoonyar way jiraaan de

  • @Deeqoaxmed-bk6nc
    @Deeqoaxmed-bk6nc 9 месяцев назад +3

    War dahirow waa ku adkeysay gabadha aniga waxan a-hay gabar Hawiyaa mana aqan oday dhaqameed

  • @FartaXaaji-x2v
    @FartaXaaji-x2v 2 месяца назад +1

    Ogaadeen kaa ba cod majeerteen ayay ku hadlee adding anagaa joogna waliba xaafada somalida marke inoo soi sheeg lambarkeeda

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe 5 месяцев назад +1

    gabadha haa xumen daadka xumeyaay maa run ka suge🎉

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 9 месяцев назад +10

    Kinsman.waxaan u arkaa samays markaan.qiimeeyay.siduu.wiilku.u.hadlay.

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 9 месяцев назад +6

    Illaahaya ka.cabaso wajigeeda iyo caawimada maxaa isakaga xidhana

    • @AbAhmed-st1tp
      @AbAhmed-st1tp 9 месяцев назад +1

      Waji cawro mahn wll diinta baro indho adeeg jooji😂

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 8 месяцев назад

      Alshabaab aamu Adu car hadal

  • @rahmahassan5761
    @rahmahassan5761 9 месяцев назад +6

    Yaab badanaa walahi waa runtiina waa mafiyo isla soo balamay bisinka waa been cad

  • @hhabdi4981
    @hhabdi4981 7 месяцев назад +1

    Walaalayaalow gabadha udaaya niqaabkeeda

  • @FaizaAbdulkadir-pl6kf
    @FaizaAbdulkadir-pl6kf 8 месяцев назад +3

    Tolow gabdhani yaa wye na aniga Osman maxmutt ahe 😢😢😢

    • @naimamohamed-ht5tz
      @naimamohamed-ht5tz 7 месяцев назад +1

      Bahyaquub ma aha walhi maybe ayeyday ah

    • @AbdulaahiAhmed-u7c
      @AbdulaahiAhmed-u7c 6 месяцев назад

      Daahir calasow waa qabatay waxay doowlad qaban daahirow waxaankurajaynayaa inaa dalka nòhogaamiso insh

  • @LovelyGrassyMountain-lw8vz
    @LovelyGrassyMountain-lw8vz 9 месяцев назад +2

    Waa mabo waxay wada gabadhan waa tuugsi Gaban ayay noqotay maxkamadii wiilka landheere nagwalba ha iskeento😂😂😂😂😂😂

  • @FadumoShire-m5o
    @FadumoShire-m5o 9 месяцев назад +3

    Xabashidu kirada ma ka sugaan dadka

  • @CaliFarey-ch6oi
    @CaliFarey-ch6oi 9 месяцев назад +1

    Waa jiraan cisman maxamud dagan itobiya

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 9 месяцев назад +5

    No face no case

    • @shushuprince9149
      @shushuprince9149 9 месяцев назад +1

      This is for security reason.Also they force her to remove her veil what if it's for religious purple

  • @farah-e7w
    @farah-e7w 9 месяцев назад +6

    Shayaadiin baad tihiine gabdha asturan haqaawinine ama caawiya ama iskadaaya

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 8 месяцев назад +1

      😂😂adeer wajiga ood qarisa diin maaha 😂😂
      Qofkii uhoreyay xidha waa hinda markii ay xamse beer ka ka saartay
      Kala tag meesha naacda alshabaab yahaay 😂😂😂

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 7 месяцев назад +2

    ogaden warya cidna mashegto iyaga lashegta🇬🇲🦁🦁🦁💪💪🔥🔥🫅🫅🙏

    • @abdirahmaanahmed6098
      @abdirahmaanahmed6098 6 месяцев назад

      Yaa ogaaden sheegayo ayaga ayaawa qaxooti meel waliba ku ahee hhh

    • @SacidYuusuf-r4i
      @SacidYuusuf-r4i 5 месяцев назад

      Fuusta ogaadeen soo riixay udaa

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 Месяц назад

    Damiir xumaa nin majeerteenaa oo daahir candho agjooga

  • @AbdulaahiWarsame-w7o
    @AbdulaahiWarsame-w7o 6 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 9 месяцев назад +2

    Agoon yar ma aha ee waa Agoon Yare

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 9 месяцев назад

    Yaa la diif adiga naga kaafi Gacan bila Aadam aamiin Allaah swt Markuu wax kusiinayo bikhayri xisaaab buu kigu sinayaa halka biliaadam xuna soo sheeg Uun kuhaayaan😢

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 9 месяцев назад +1

    Wa naaag mafia ah adis ababa degan

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 9 месяцев назад +4

    Ninkay ka cabanayso maad wacdaan.haday.lambarka hayso

  • @fartuunmahamed3827
    @fartuunmahamed3827 9 месяцев назад +2

    Gabadhaan warkeeda ma bisla waxa badan ba ka dhaxmuqda

  • @Nadiir2024
    @Nadiir2024 9 месяцев назад +2

    Naag walbo waxaay meesha la soo fariisani nin soomaali ayaa biil i siiniwaayay oo been ah dahir maxkamadaan albaabka isku dhufo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 9 месяцев назад +2

    Dahir dhiiblow

  • @alihuseein-ec7oh
    @alihuseein-ec7oh 9 месяцев назад +3

    Gur when ayeed dagantahay

  • @AhmedMohamed-bo6ss
    @AhmedMohamed-bo6ss 7 месяцев назад +1

    Hooyada Shekh al yaykatahay

  • @RuwaydaMaxamed-ct9km
    @RuwaydaMaxamed-ct9km 2 месяца назад

    Haa

  • @Sara-bl1vn
    @Sara-bl1vn 9 месяцев назад +10

    Belo shaashada idiin garaacdey munafuqin yhy tuugada dadkad ku dewersataan ufuf wixii idiin soo calacala idin ka liita tugo uf masakintey ku dewersadan belo dhunta idin joogsatey😮😮😊😊

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 9 месяцев назад +4

    Ragan xayraminta ah yaa ka qabta gabdhaha

  • @Shukri-x1v
    @Shukri-x1v 9 месяцев назад +1

    Maxaa talefanka lakusiina daahirbaaba haayee

  • @CaliFarey-ch6oi
    @CaliFarey-ch6oi 9 месяцев назад

    Bahdir rooble ayaa cisman maxamud ubadan
    Bahyaquun waa no.2

  • @Salman-ti6jm
    @Salman-ti6jm 9 месяцев назад +1

    Candha calasey umada yaka qabta Asagaba tuug weyn ah😂

  • @YasinnShucle
    @YasinnShucle 9 месяцев назад +1

    Ilaa MJ gaarsii kan dhahaya 30 baa laga socdaa ader

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 9 месяцев назад +2

    Waa agonyar yas 👍

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 9 месяцев назад

    Ilaahow haa noo baahin kaaliye 😰😰😰😰

  • @omarabdiaziz8955
    @omarabdiaziz8955 8 месяцев назад

    Ilma adeerayalow number kisa halaisoradiya

  • @HusseinIbrahim-q9w
    @HusseinIbrahim-q9w 9 месяцев назад +2

    Qoftaan beenleey waaye 8:22

  • @zainabguleed3949
    @zainabguleed3949 3 месяца назад +1

    NaNeys Sheg dheh

  • @Fadumohalgan
    @Fadumohalgan 9 месяцев назад +6

    Dhulbahantuu ku waashay dameer calasey

    • @Faaraxmaxamuud989
      @Faaraxmaxamuud989 9 месяцев назад

      😂😂😂😂😂 dhulbahante kucundhe😂😂😂😂

    • @ayaan_seattle
      @ayaan_seattle 9 месяцев назад

      Exactly 💯

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 9 месяцев назад +1

    War Egypt waxaa nala joogi jirtay middhihi jirtay waxaan ahay cisman maxamuud oo hadana ma aqaan waxaan ka ahay magaranaayo hadana soomaalia baanku soo koray markay nootimaado soomaali ahaan baan u caawin jirnay laakiin waxaa ladhihi jiray war nagadaaya waa gabar soomaaliyeed

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 9 месяцев назад +2

      Harti Daarood Cismaan Maxamuud ma tuugsadaan ee wax kale noo sheeg Cismaan Maxamuud hadey tahay waxaan ka ahay ma dhihi lahayn waana boqortooyo marka dadka la gaari waayey miyaa la sheeganaa from juboland VIVA

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 9 месяцев назад

      Egeybty maka tagtay mise wa joogta

    • @hodandaahir5232
      @hodandaahir5232 9 месяцев назад

      ​@@sadiyaali9508from jubaland kulahaa naya jubaland ma hooyadaa mise hebel madowe Ayaa kusiyay uskud🤫

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 Месяц назад

    Wagabadha cali yuus baa awooye u ah daahir haloo sheego kk

  • @Inayusuf8
    @Inayusuf8 7 месяцев назад +1

    Beenbadnaaa naag ninkeedii sawirkiisa heeysan waa ku dhiiqatay ninka nin isku lahjad waaye kulahaa agoonyar😂😂😂😂😂😂

  • @anabsiad-9349
    @anabsiad-9349 5 месяцев назад

    😢😢😢😢❤deeq baaka ooyaya

  • @Quruxsanhassan
    @Quruxsanhassan 9 месяцев назад

    Ninkayga sawir kama hayo kulahaa 😊

  • @birtukana8296
    @birtukana8296 9 месяцев назад +1

    Majerten iyo Abgaalba Ethiopia wey ku dhashan wey joogaan maxaa din kaqaldan

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 9 месяцев назад +1

    Ilahow ibna Adem ha iibahinin waxi lagu siiyana wa silic

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 9 месяцев назад +1

    Ilaahay dhibka haka saaro

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe 5 месяцев назад

    sumxanalaah dahiro niinka radi abgaal ilmo abgaal kama tagaan lakin naag waa katagaan

  • @MahadHassanMohamed-q9d
    @MahadHassanMohamed-q9d 5 месяцев назад

    Dahir ninka wuxuu yiri gabadha. Darood ikadaa

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 9 месяцев назад

    Cisman Maxamud badan baa degan etoobiya

  • @aaminayusuf4318
    @aaminayusuf4318 2 месяца назад

    Ma isaaq baad jeceshahay inay ku dewersadaan War hablihiinii ee wax sii waa daaroode

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 9 месяцев назад +2

    Maxmadu shaaaqlo badanaa

  • @shukrimohamud8541
    @shukrimohamud8541 9 месяцев назад +1

    Asc walaalayal ilaahey dartis uguqabta waxad uqabaneysin waji muhim maahan

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 9 месяцев назад

      Wajiga qofka dacwoonaya in la arkaa waa sharci.diiniya.in.qof.dhuban.lacaawiyaana.diinteenaa.ina.faraysa..wixii.xun.baa.laga.xushoodaa.

  • @Fadumohalgan
    @Fadumohalgan 9 месяцев назад +2

    Basaasiinta ethopia miyaa naagtan

  • @Ahmedomar-ei6de
    @Ahmedomar-ei6de 9 месяцев назад +4

    Naagta ku raacayso gabadha in wajiga laga furo

  • @sofiamohamed6844
    @sofiamohamed6844 9 месяцев назад +3

    Allah, ar day maxa meshan laysku soo sheegey ar anigana haley caawiyo meesha lacag aa tal😅😅😅 Daahir Darood aa ku soo hishiye😅😅

  • @dhaladwanag
    @dhaladwanag 9 месяцев назад +1

    Lahjadan maba leh cismaan maxamuud

  • @sahrolise5320
    @sahrolise5320 9 месяцев назад +1

    😂😂😂😂😂😂 maxkamadan ciyaar marabto

  • @hawabulhan4149
    @hawabulhan4149 9 месяцев назад +1

    Kiiska inuu been yahay wuu muuqdaa!

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 9 месяцев назад

    Dadkan waaba dad buufin qaba oo wada sasaya yaaahuuuu. Qofba hor fadhiya waa loo sheegaya hdlka 😂😂😂
    Subxan'Allah waa wada cilaaj baa maxkamadu

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 6 месяцев назад

    NAAGTAN MAXKAMADA KA MIDKA AH HADAL BADANAA

  • @abdifatahabdillahi4389
    @abdifatahabdillahi4389 7 месяцев назад +1

    Istaqfirulah waxban oran gadhii away ninka dadkisii uu kadhashay

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 9 месяцев назад +1

    Nacasyo hanoo kala saarina cismaan maxamud qurunyohow wasaqdaa mj baad kuwaalateene uf majaasayahay

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 8 месяцев назад

    Million waa ay gaari doontaa

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 9 месяцев назад

    KUWAAN MAXEY YIHIIN AYAGA MA DAAHIR BAA GUDOOMIYAHA MZXKSMADA DAAHIR ADAAN DZCWO KUU QABA AYAAN KAAGA DACEOODAS

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg 8 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂wayaab

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville 9 месяцев назад

    Casekan waa fashilmay sxb Yaaca

  • @saynababdulle7541
    @saynababdulle7541 9 месяцев назад +1

    😂😂😂😂😂 Oday gaan. Waalan. Daahir. Yaa udhiibay.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 9 месяцев назад +2

    Wajigaaga in lagu arkaa oo lagu Aqoonsatay oo dadka lagaa Afartaa waa waajib

  • @sahrolise5320
    @sahrolise5320 9 месяцев назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂waa beenti oo cad

  • @nuurdahirali8437
    @nuurdahirali8437 9 месяцев назад +2

    GABDHA qadariya oo haweerarina EE si degan u hubiya ninku ciduu Doona ha ahaadee fatlan

  • @shukrimohamud8541
    @shukrimohamud8541 9 месяцев назад +1

    War ilaahey kabaqa

  • @jabiibaa8188
    @jabiibaa8188 9 месяцев назад +1

    Daahir been ayay sheegaysaa

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 9 месяцев назад +1

    Daahiroow gudida max ka madu.gaar.ahaan.dumarku.si.gaar.ah.ha.u.arkaan.

  • @mohamedAbdi-k6u
    @mohamedAbdi-k6u Месяц назад

    Kabra sadiwaya gabr talbot aya qaabo

  • @AdenHassan-c8o
    @AdenHassan-c8o 9 месяцев назад +2

    Runtii maan fahmin sababta ay ula xiriirto oo ula hadasho kuwaan niqaabka ka soo horjeeda. waxaa laga yaabaa inay u jeedsato masjidka. jooji hadalka laxdan madaxooda. u tag waalidkaa walaashaa.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 9 месяцев назад +3

    GABADHAN WAJJIGA HA FURTO HADDI KALE, GABDHAHO DHAN WAJJIGA AYEY SOO XIRANAYA, MANA KU QASBI KARTAAN IN AY FURTO.

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n 9 месяцев назад

    Gabadh Ma Aha ❌ Ee Sida Ay Sheegay Waa Da Dhalay OO Iyada Gabarnimo Kala Huleele Ee Hadalka Ha U Dhinto Hooyaan Ahay Naagtaan Wada Daboolan Oo Wajigeeda Ha Furto Hadalku Waa Kaa.Mise Munaafaqad Ayaan Meesha Ku Jutta Waa Su Aale?

  • @GhJop-k5f
    @GhJop-k5f 9 месяцев назад +4

    WAA MEEL SAQAJAAN KU KULMAY NACALATULAH CALEG

  • @AbdulahiAbdi-s7b
    @AbdulahiAbdi-s7b 9 месяцев назад

    Waryaa daahir hada shaqo wacan

  • @zamzammohammed-io3fk
    @zamzammohammed-io3fk 9 месяцев назад

    Waa Sah Labo bahyaaquub EE waateeh

  • @sucadcali6452
    @sucadcali6452 6 месяцев назад

    Dadki horeba wajiga waad ka faydi jirte maxa jira

  • @zamzammohammed-io3fk
    @zamzammohammed-io3fk 9 месяцев назад +1

    Taazi waa beenley cabdinaazir kumajiro

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb 7 месяцев назад

    Ha furin dahir calasow waa ku danbe danbe lagu daray

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 9 месяцев назад

    Waa runtaa ka fur wajiga.wadamada islaamka xataa lama ogola.Daahir waa qayaamo iyo been iyo husni

  • @dhaladwanag
    @dhaladwanag 9 месяцев назад

    Naagtan maaha mj

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557 9 месяцев назад +1

    Gabadha Kirada ka. Bixiya

  • @saynababdulle7541
    @saynababdulle7541 9 месяцев назад

    Yaab badanaa. Reer. Tiktok. Maxkamadeyn badanaa. 😂